Somali News Top News

SAWIRRO: Maxaadan Ogeyn oo Maanta ka dhacay Xeryaha ay ku jiraan Ciidamada Jubbaland ee ku yaala…..

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah xeryaha ciidamada maamulka Jubbalannd.

Sido kale kormeerka madaxdaasi waxaa ku wehliyay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda, Taliyayaal ciidan, iyo Xildhibaanno, waxeyna u kuur galayeen xaalada guud ee ciidamada ku jira halkaasi.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa kulamo gaar gaar ah waxa uu la qaatay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland,iyagoona isla soo qaaday xaaladda guud ee dalka.

IMG_0273

IMG_0274

IMG_0276

IMG_0277

IMG_0280

IMG_0281

IMG_0284

IMG_0285

IMG_0287

IMG_0290

IMG_0291

IMG_0292

IMG_0295

IMG_0297

IMG_0298

IMG_0302

IMG_0305

IMG_0306

IMG_0307

IMG_0308

IMG_0309

IMG_0310

IMG_0311

IMG_0314

IMG_0317

IMG_0319

IMG_0323

IMG_0325

Related posts

WAR CULUS: Axmed Madobe Oo Sheegey In Kismayo Uu Arko Xabsi Uu Ku Jiro, Isagoona…………………….(Tolow Maxaa Dhacay???)

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Maanta Baydhaba ka cusub Xili halkaasi ay ku sii….

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Farmaajo iyo Ciidama isku Dhafka ah Ee Gaalkacyo Kulan Yeelan Raba Sababaha.

admin

1 comment

Comments are closed.