SAWIRO: Wafdi ka socda dalka Qatar oo gaaray Dhuusamareeb.

0

Wafdi ka socday dowlada Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in wafdigan oo la socday dayuurad milateri ay ka koobnaayeen saraakiil ka tirsan Wasaarada gaashaandhiga Dowlada Qatar.

Raisul Wasaaraha Somalia iyo saraakiisha ciidamada dowlada oo shalay ku laabtay Dhuusamareeb ayaa la sheegay iney wafdigan kulamo la qaadan doonaan.