SAWIRO: Qaraxyo lala eegtay goob cibaado 156 Dhimashaa iyo 400 oo dhaawac ah

0

Ku dhowaad 156 ruux ayaa lagu dilay qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu qaaday kaniisado iyo Hotelo ku yaala dalka Sri Lanka, iyadoo qaraxyo ay ahaayeen lix qarax oo is xig xigay.

In ka badan 500 oo ruux ayaa ku dhaawacmay qaraxyada oo ahaa ismiidaamin, waxaana laga cabsi qabaa in khasaaraha dhimashada uu intaas ka sii bato.

Booliska ayaa sheegaya in labo ka mid ah qaraxyada looga shakisan yahay inuu ahaa mid ismiidaamin ah oo ay fuliyeen dad xirnaa jaakadaha qaraxa.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRO: