Somali News

SAWIRO: Masjid loo badalay Goob lagu caweeyo

Shirkad Yuhuudi oo gacan-saar la leh Dowladda Hoose ee Degmadda Safadee Waqooyiga Falastiin ayaa la sheegay in Masjidka Al-axmar oo la dhisay Qarnigii 13-aad ka dhigtay Baar iyo Hool weyn oo lagu dhigo Xafladaha.

Si kastaba ha ahaatee, Gumeysiga Yuhuudda waxay xoog ku haystaan 2 ka mid ah Masaajidda ugu barakaysan Caalamka, iyagoo haysta Masjidka 2-aad ee ugu barakaysan Caalamka Islaamka ee Al-AQSA oo ku yaalla magaalladda barakaysan ee Quddus-ta La-haysto iyo Masjidka Al-axmar oo ay Yuhuudda ka dhigteen Gole ay dadkaasi shayaadiinta ah ku caweeyaan.

Related posts

TOP NEWS: Goormee ayey dhaceysaa Doorashada Aqalka Sare Xubnaha ka imaanaya Soomaliland???

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Culumada Puntland oo ka hadlay Dhibtada somalida ku haysta Boosaaso

admin

Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtey dalka, kadib markii uu ka qeybgaley caleema saarka Madaxweynaha Djibouti( Sawirro )

admin