Somali News

SAWIRO: Galmudug oo ay ka bilaabatay ladagaalanka Abaaraha iyo Biyo la,aanta.

Gudoomiyaha Degmada Ceeldibir Ee Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Shekh Xasan oo Hadal dheer Munaasabadda ka jeediyay ayaa Tilmaamay in Qodista Ceel Biyoodkaan Ku timid Baahiyo dhanka Biyaha ah oo Deegaanka ka jirtay iyo Codsiyo Badan oo ay udireen Hay’ado Deegaanka ka hawl galo oo Sahmintii La sameeyay kadib Injineerada Hay’adda IRC Ku Guuleysteen Haddana Qodeen Loona dhameys tiray dhamaan Qalabkii Ceelka iyo Matoorka Ubaahnaa
Gudoomiye Cabdiraxmaan Shekh Xasan iyo Bulshada Ceel dibir Ayaa Uga Mahad Celiyay IRC Hirgalinta Ceelkaan Xilli Ceelkii Hore oo ahaa mid Ku shaqeeya Marwaxad Cilado awgeed shaqeyn waayay Baahi dhanka Biyaha ahna ay Heysatay Bulshada Ku nool Ceeldibir iyo Deegaanada Hoos taga oo Ka Tirsan Gobolka Mudug Ee Galmudug.

 

Related posts

Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Kooxda Damjadiid oo la wareegay shaqada Guddiga Farsamadda iyo Odoyaasha Dhaqanka! Ciidamada Jabuuti oo Madaxweyne Hassan Sheikh ugu hanjabayo shacabka Gobolada dhexe!

admin

DEG DEG: Kooxda Arsenal oo ku Dhawaaqday in ay la soo Wareegtay Weeraryahan ay Mudo ku Hanweyneeyd

Tifaftiraha K24

Waa Kuma Gudomiyaha Cusub ee Gobalka Mudug ee Dowladda Puntland ?

Tifaftiraha K24