Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Isbadal lagu sameyn rabo Madaxweyne kuxigeenka Jubbbaland iyo Aqonyahan Sahid qodhob…

  1. Ayada oo dhawaan lafilaaya in isku shaandheen lagu sameeya Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa waxaa soo baxaaya in sidookale Xilka laga qaadaayo Madaxweyne ku xigeenka jubbanland Maxamuud sayid Adan ayada oo Badalkiisa loo magacaabi doono Saahid Maxamed Cali (Saahid Qodhab).

Saahid Qodhab ayaa ahaa Lataliyii hore ee wazaaraha Gashaan dhiga islamarkaasna ah aqoonyahan dagan wadan Mareykanka ayaa waqti yaashi danbana siweyn ay isugu dhawaayeen Axmed Madoobe.

Usbuuci lasoo dhaafay dhexdiisa ayay aheed Markii ay Ugaasyo, Nabadoona iyo Siyaasiyiin ay Shir Albaabada u xiranyihiin layeesheen Madaxweynaha Dowlada Federal ka ah iyo midka Jubbaland marar kala Duwan taasoo aad ay ugala hadleen sidii Mr Saahid Qodhab loogu magacaabi lahaa Madaxweyne ku xigeenka Jubbanland ayaga oo ku sababeeyay in Maxamuud sayid Adan aysan kalasooni ku qabin Loona bahanyahay in labadalo.

Warar kudhow madaxtooyada Somalia ayaa sheegayay in Madaxweyne Farmaajo uu u Dhaga nugulyahay Dalabka oday dhaqameedyada iyo siyaasiyiinta ayada oo la ogayn go,aanka Axmed Madoobe kaasoo leh go,aanka iyo awooda kama danbeysta ah ee Gobalada jubooyinka.

Gobalada jubooyinka oo badankooda haystaan ururka Alshabab ayaa soo maray hardan siyaasadeed inkastoo hada aytahay waqtigii ugu xasiloonida badnaayeen.

Related posts

Top News: yaa Loo Magacaabey Taliyaha Cusub Ee Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Dowladda Federalka???

Tifaftiraha K24

Xasan Shiikh, Farmaajo, Jabriil Ibraahim iyo Musharixiin kale oo aan Weli Isdiiwaan galinin Maxay tahay Sababta??

Tifaftiraha K24

MD Farmaajo Oo Dib Usoo Celinaya Mid ka mid ah Mas’uuliyiintii Xilka Uu Ka Qaaday Sababtu Maxaytahay..?