Somali News

Roobkii xalay soo bilowday oo ilaa iyo saakay ka da’aya muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka

Magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka waxaa xalay ilaa iyo saakay ka da’aya roobab biyo dhigay waddooyinka.

Roob bilowday xalay waqti dambe ayaa ilaa iyo saakay ka da’aya muqdisho waxaana saakay lagu soo toosay biyo waddooyinka caasimadda buux dhaafiyay.

 

Roobabka ayaa watay dabeylo iyo gugac xoogan iyadona hadda oo subax hore ah uu weli roobka uu da’aayo.

Raxmadda alle ayaa lagu qaboobsaday waxaana muddooyinkaan dambe jiray kuleyl aad u daran iyadoona ay tani tahay raxmad alle oo addoomadiisa uu ku qaboojiyay.

Related posts

Beesha Caalamka oo Maamulka Puntland Ku amaantay Sidii ay dowladnimada uga hirgalisay Magaalada Muqdisho.

admin

Wasiir ka tirsan Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Galkacyo

admin

Top News: Maamulka Galmudug Oo Magaalooyinka Caabudwaaq, Cadaado Iyo Galkacyo Ka Sameyey Arin Lagu Farxo Oo Mideysan (Tolow Maxay Tahay??)

Tifaftiraha K24