Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Ra’isul wasaare kheyre oo jawaab xasaasi ah ka bixiyay in uu isku shaandheyn ku sameyn doono golaha wasiirada

Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay inuusan isku shaandheyn ku sameyn doonin xukuumaddiisa.

Hadalkaan ayuu Ra’isulwasaaraha kulan ay xalay qaar ka mid ah wariyaasha Muqdisho su,aalo ku weydiiyeen. Md. Kheyre ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo ku saabsan siyaasadda haatan ee dalka.

Kheyre wuxuu sheegay in marnaba uusan xukuumaddiisa kala diri doonin ama uusan isku shaandheyn ku sameyn ddoonin.

Wuxuu intaasi raaciyay in ay haboon tahay in wasiirada la siiyo waqti ku filan oo ay shaqadooda uga soo dhalaali karaan isagoo sheegay in dadka soomaliyeed ay u barteen wasiir waqti kooba jooga oo haddana xilka laga qaadaayo.

Ra’isul wasaaraha ayaa qiray in ay jiraan khaladaad yar yar balse aysan aheyn in wasiirada xilalkooda ay ku waayaan.

Related posts

Warbixin: Waa sidee tayada jaamacadaha Soomaaliya?

admin

Daawo Madaxweyne Xasan oo shaaciyay qaabka ay yeelanayso doorashada dhicidoonta

admin

DegDeg:- Dagaal u dhaxeeya Ciidamo Ka tirsan Dawladda Oo Mqdisho ka dhacay.

Ahmed sudani