Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Raisalwasaare Khayre oo u anbabaxay Magaalada Paris ee Xarunta wadanka Faransiiska

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay u ambabaxeen dalka Fariinsiiska.

Wafdiga oo Garoonka diyaaradaha ay kasii sagootiyeen Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan dowladda ayaa waxaa ay ka qeyb-galayaan madasha nabadda Paris, oo looga hadlayo Nabadda iyo Amniga, arrimaha horumarinta, deegaanka, tegnoolojiyadda cusub, dhaqaalaha loo dhanyahay, dhaqanka iyo waxbarashada.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa inta uu ku sugan yahay Faransiiska waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda kasoo qeyb-galeysa Shirkaas.

Related posts

Mareykanka oo arin layaab leh Dowladda ka saacidaya???

admin

Daawo: Jaamacadda Carabta oo ka farxisay Dadka Abaarta ay Saameysay Kadib Markii Maanta Muqdisho looga guddooomay Lacag gaareysa…..

Tifaftiraha K24

Xog: Tarsan oo soo bandhigay 3 Hay’adood hoostaga DF oo hal gacan ku jira!!!

admin