Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

R/wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Oo Ka Yaabsaday Haween Wasiir Ka Ah Dawlada Ingiriiska Isagoo Ku Yiri..

Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa waxa uu Kula Kulmay Magaalada London Wasiiru dowlaha Africa Uqaabilsan Dalka Ingiriiska Hariyat Baldiwiin.

Xafiiska Arimaha Dibada iyo Barwaaqa sooranka ayey Si gaar ah Haweeneydani uqaabilsan tahay waxaana labada Mas’uul ay kawada hadleen sidii Xiriirka Soomaaliya iyo UK xididada loogu sii adkeyn lahaa,wada shaqeynta labada Dawladoodna meel sare loo sii gaarsiin lahaa.

Abuukaato Mahdi Guuleed Khadar ayaa ka mahad celiyey taageerada Dhaqaale Ee Dawlada UK ubixiso Hormarka Soomaaliya isagoo sheegay inay mar walbo nabdiga ku hayaan hiilka dhaw Ee Ingiriiska La garab joogto Soomaalida.

UK waxay dib uhabeynta Dhaqaalaha Soomaaliya ku bixiyaan Qarashaad badan waxaana ay Mrs Hariyat Baldawiin ay ballan qaaday inay sii wadi doonaan caawinta Dawlada Federaalka Soomaaliya.

R/wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar ayaa Isbuucii Hore gaaray Magaalada London,inta uu joogay Dalka Ingiriiskana waxa uu la kulmay Madaxda Dawlada UK iyo Jaalliyada Soomaaliyeed Ee dalkaasi ku dhaqan.

Ujeedka ugu weyn Ee Socdaalkiisana waa in la helo taageero Mug iyo miisaan leh Oo Britain siiso Dawlada Soomaaliya,qeyb ka mid ah Qorshihiisa Safarkaasna waxa uu sheegay inuu Najaxay.

Related posts

XOG: Faroolihii Puntland Oo Galabta Ka Soo Dagaya Hargeisa, Iyadoona…………..

admin

Daawo: Ku dhawaad Laba kun iyo afar boqol (2,400) oo Neef lo’ ah ayaa laga dhoofiyay Dekedda Muqdisho xagee ku wajahanyihiin???

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Axmad Madoobe ” Inta Saraakiisha Ciidamada lagu qeybinayo Qabiil lama sameen karo…..

Tifaftiraha K24