Somali News

Qaraxyo Ruxay Qeybo Ka mid Ah Muqdisho & Ciidanka AMISOM Oo La Weeraray Xilli Ay Marayeen

Qaraxyo Labo ahaa ayaa waxay maanta ka dhaceen Degmada Yaaqshiid kaas oo lala Eegtay ciidamo katirsan Midowga Africa Ee AMISOM.

Ciidanka la weeraray waxaa la sheegay inay ku socdaalyeen inta udhaxeysa Ex Control Balcad iyo Warshadii Hore Ee Baastada.

Qaraxyada oo ahaa miinada dhulka la geliyo ayaa waxaa lala beegsaday Kollonyada xilli ay Wadadaasi kusocdeen,rasaas ayey fureen Qaraxyada kadib ciidanka la weeraray.

Ma cada khasaaraha gaarka ah ee ka dhashay Qaraxyadaasi,iyadoo lasoo warinayo in muddo xirneyd wadada markii qaraxu dhacay.

Related posts

Maxamed Mursi Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Oo Lagu Aasay Bariga Qaahira

admin

Dowladda oo ku dhawaaqday maalinta uu furmaayo Shirka Cadaado.

admin

Kumannaan qawmiyadda Rohingya ah “oo bil gudaheed lagu dilay”

admin