Somali News

Qarax xoogan oo ka dhacay Ceelasha Biyaha iyo ma’uul lagu dhaawacay.

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Qaraxa oo miino ahaa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo uu la socday mas’uul ka tirsan maamulka deegaanka Lafoole iyo ciidamo uu watay.

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi ayaa sheegtay inay la eegatay madaxa maaliyadda Lafoole, Iimaan Maxumad Cabdow iyo askar ilaalo u aheyd.Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi ayaa sheegtay inay la eegatay madaxa maaliyadda Lafoole, Iimaan Maxumad Cabdow iyo askar ilaalo u aheyd.
Warka ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in dhaawac culus uu qaraxa ka soo gaaray mas’uulkaasi, iyo askartii la socotay sida ay hadalka u dhigtay.

Related posts

Daawo Jaaliyada Somalida UK oo ku banaanbaxay Safaarada Kenya ee Magaalada London.

admin

Daawo: Maxaadan Ogeyn oo ka soo Baxay Kulan Xasaasi ah oo Dhexmaray Madaxweyne Guulled iyo Wakiil ka socda Dowlada Mareykanka????

Tifaftiraha K24

Daawo: Cabaas Siraaji Walaalkiis iyo Musharixiin kale oo u tartameysa kursigii uu ka dhintay Wasiir Siraaji oo Kismaayo gaaray

admin