Somali News

Qarax gaarigiisa loogu xiray oo lagu dilay wariye ka tirsan TV-ga Kalsan

Allahu u naxariistee waxaa galabta magaalada muqdisho lagu dilay wariye maxamad ibraahim gaabow oo ka tirsanaay shaqaalaga TV-ka kalsan ee Magaalada Muqdisho.

Wariyaha ayaa gaarigiisa waxaa loogu xiray qarax waxaana uu maraayay kawaanka dagmada wadajir ee gobolka banaadir.

Gaarigiisa qeybta dambe ee kursiga ayaa qaraxa loogu xidhay waxaana la sheegay in gaariga marka uu qarxayay ay qeybta dambe ay saarnaayeen caruur yar yar balse aaney waxba gaarin caruurta.

Majirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa lagu qaarajiyay wariye maxamad ibraahim gaabow.

Related posts

Top News: Gaas oo mar kale isbedel maamulkiisa ku sameyey!!!

admin

Daawo: Qaabka loo Aasay allaha u naxariistee Marxuum Eng. Abdulkhadir Madaxeey

Tifaftiraha K24

Daawo: Maamulka Soomaliland oo Salaadiin ku xukuntay Min Seddex Sano oo Xabsi ah Maxay tahay Sababta Akhri..

admin