Breaking News Somali News Top News

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Oo ka Soo Horjeestay Hadal Shalay ka Soo Yeeray Odayaal KGS.

Odayaasha Dhaqanka ee kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay hadaladii kaso yeeray qaar ka mid odeyaal shalay ka hadlay in dib u dhacayso Doorashada madaxweynaha KGS Odayaasha Dhaqanka Ayaa Tilmaayey ineysan Shaqo ku laheen arimaha Doorashada ayna u taalo baarlamaanka Konfur galbeed kaliya ay talo ku dari garaan waxayna sheegeen in doorashada ay dhaceyso waqtigii la’iclaamiyey.

Related posts

War Cusub: Siyaasiyiin Caan ah oo kasoo Dhex muuqan Doona Tartanka Doorashada Aqalka Hoose ee Hirshabeele Iyadoo Dhaqaalihii Ugu Badnaay Lagu Bixinaayo Kuraasta Aqalka Hoose

Tifaftiraha K24

Akhriso: Maxay tahay sababta loo afduubtay wariye hanad cali guulled oo ka tirsan idaacadda goob joog

Tifaftiraha K24

Top News. Maxa ka so baxay Kulamadi Muqdisho iyo Gedo ka socday ee loga tashanayay ……

admin