Somali News

Nin Majaajiliistaa oo ku guuleystay Madaxtinimada dalka.

Dadka reer Ukrain ayaa maanta codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxtinimada, taasoo uu ku guuleystay nin majaajiliista ah oo aanan laheyn khibrad siyaasadeed.

Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujineya in Volodymyr Zelenskiy oo horay u jilay musalsal TV-ga laga daawaday oo uu ku matalay madaxweyne mala’awaal ah uu ka guuleysanayo madaxweynaha talada haya Petro Poroshenko.

Codadka doorashada wareegga labaad ee la tiriyey dadka codkooda dhiibtay 75% waxay codkooda siiyeen Mr Volodymyr Zelensky.

Related posts

Top News: Madaxweyne Axmed Maddobe oo Qaatey Go’aan Maxaabis Badan Oo Al-shabaab Ay Ku Jirta Ka Farxiyey, Isagoona…….

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Maxay Tahay Sababta Maanta Cadaado loogu dilay Mid kamid ah Ergada Beesha Murasade????

Tifaftiraha K24

XOG: Muqdisho oo si qarsoodi ah loogu soo daabulayo Bistoolado & Maandooriyaha Qamriga…

Tifaftiraha K24