Somali News

Musharaxa Kooxda Nabar iyo Naxdin Mudane Axmed Qoor Qoor oo ku wajahan Caasimada Galmudug,

Waxaa magaalada Dhuusomareeb ka socota qaban qaabada Wafdi uu hogaaminayo Musharax Axmed Cabdi Qoor Qoor oo kamid ah Musharixiinta Galmudug kaasi oo ku soo wajahan Magaalada.

Musharaxa oo dhawaan Muqdisho ku soo bandhigay Musharaxnimadiisa ayaa la filayaa in uu soo gaaro Dhuusomareeb si halkaasi uu uga bilaabo Olalihiisa doorashada ee Madaxtinimo.

Siyaasi Qoor Qoor ayaa kamid ah Musharixiinta sida aadka ah loogu saadaalinayo Madaxweynaha Galmudug oo dhawaan la filayo in ay ka dhacdo Dhuusomareeb.

Dhanka kale Magaalada Waxaa ku soo badanaya boorarka ay isku soo bandhigayaan Musharixiinta Galmudug iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Related posts

DAAWO SAWIRRO: Weerar dad lagu laayay oo ka dhacay New York

admin

Muqdisho oo wali kala xiran xili ay dadku u dabaal-dagayaan maalinta koowaad ee Ciida

admin

Daawo: Galmudug oo cafis u fidisay ajaanib horay loogu xukumay lacag dhan 60 kun oo dollar kadib markii ay….

Tifaftiraha K24