Arimaha Bulshada Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Musharax Lafta-gareen Oo La Kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Musharaxa madaxweynaha koonfur Galbeed somalia Mudane C/casiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen) ayaa maanta la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Goonfur Galbeed Mudane Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Kgs ayaa soo dhaweeyey musharaxnimada madaxweynaha Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay isbedel deg deg ah Dhanka kale wuxuu la kulmay 2da Gudoomiye Xigeenada Baarlamaanka Kgs.

xildhibaanada koonfur galbeed ayaa soo dhawaynaya musharax lafta gareen maadama uu yahay musharaxa isbadalka KGS.

Related posts

Kenya oo go,an sameyay kumanaan Somali ah soo saartay.

admin

Faahfaahinta Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu toogtay Muqdisho

Ahmed sudani

TOP NEWS: Dhageyso Jubbaland oo ku Dhawaaqday Arin aad Muhiim ah oo Mudo laga sugaayay in ay Shaaciso.. Tollow Maxay tahay????

Tifaftiraha K24