Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Maxaadan ogeyn oo looga hadli kulanka Golaha Barlamaanka ee Maanta?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta  khudbad u jeedin doono xildhibaanada Golaha Shacabka.

Khudbad jeedintaan ayaa timid ka dib markii inta badan aysan soo xaadirin kulankii Xildhibaanadda ee maalmihii ugu dambeeyay

Ajandaha kulanka maanta ayaa sidoo kale ah in warbixin laga dhageysto Guddiga dib u eegista dastuurka.

Waxaa uu sidoo kale muran badan ka taagan yahay Awoodda baarlamaanka Soomaaliya uu u leeyahay la xisaabtanka Xukuumadda.

Ajanddaha kulanka  ayaa sidoo kale waxaa ka taagan buuq badan.

 

Related posts

Madaxweyne Farmaajo iyo Ciidama isku Dhafka ah Ee Gaalkacyo Kulan Yeelan Raba Sababaha.

admin

Wararkii ugu Dambeyay Qaraxyadii Xalay ka dhacay Muqdisho

admin

Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada somaliya oo Amar kusoo Rogay Baardheere & Isgaarsiinta oo maqan hawada

admin