Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Mareynkanka oo Taba baro siineyso Saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Maxaamed Sh Xasan Xaamud oo ku sugan Dalka Mareykanka Gaar ahaan Gobolka Minsoota ayaa waxaaa uu halkaas kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Mareykanka.

Taliyaha ayaa waxaa uu Saraakiishaas kala hadlay Sida Ciidanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska tababaro loo siin karo iyo wax yaabaha kale oo ay u baahan yihiin in laga kaal meelyo.

Waxaa kale oo uu tilmaamay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Maxamed Sh Xasan in 4 Bilood ka hor Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Mareykanka ay Muqdisho yimaadeen kuwaas oo arkay sida ay tahay Xaalada Ciidanka Booliska Soomaaliya, kadibna go,aan ku qaateen in lataakuleeyo Ciidanka hadana  ay arrintaas Mareykanka u joogaan.

Related posts

Maamulka Puntland oo dad u soo qabatay dilka Taliyihii Booliska Goldogob

Ahmed sudani

Xasaasi: Weerar lagu dilay sarkaal ka tirsan wasaaradda maaliyadda oo muqdisho ka dhacay+Magaciisa

Tifaftiraha K24

XOG: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Maanta ka Dhacay Dekeda Muqdisho iyo War Xasaasi ah oo aan idinkaga heyno Xaalada Dekeda oo Maanta…

admin