Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Maraykanka iyo Masar oo ku baaqay in la xoojiyo Xayiraadda Hubka ee saaran Soomaaliya

Dowladdaha Mareykanka, iyo Masar ayaa si wadajir ah uga dalbaday Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay in la sii wado xiyaraadaha dhanka hubka ee saaran Dalka Soomaaliya.
Danjiraha Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, Michele J. Sison, ayaa soo dhaweysay xiyaaradaha haatan saaran Soomaaliya.

waxaa ay qeexday in musuqa iyo dhibaatooyinka kale ee ka jira Dalka Soomaaliya, looga hortagi karo in la sii wado cunaqabateynta saaran Dalka Soomaaliya.

Dhinaca kale, Danjiraha Dowlada Masar u qaabilsan Qaramada Midoobay, Amr Abdellatif Aboulatta ayaa shaaca ka qaaday in muhiim ay tahay in la sii wado xiyaaradaha saaran Soomaaliya.

Ugu dambeyntii, Danjiraha ayaa ugu baaqay Kooxda Monitering Group in ay soo gudbiyaan cidkasta oo ku xadgudubta cunaqabateynta saaran Soomaaliya.

Related posts

DEG DEG: Ra’isul wasaare kheyre oo hada markab dagaal dushiisa kulan kula qaadanaya saraakiil ka tirsan…..

Tifaftiraha K24

Daawo: C/wali gaas oo lacagtii ugu badnaay ku wareejiyay labada guddi ee loo xilsaaray in ay….

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Dhageyso Madaxweyne Gaas oo Toosh ku Shiday Wasiir Qarjab” Shabaabka kusoo duulay deeganada Puntland iyo Dowlada Federaalka wax xiriir ah kama dhaxeeyo Muxuusa ka yiri baahida Puntland ee Ciidamada Amisom Akhri..

admin