Madaxweyne Waare oo Xilka ka xayuubiyey wasiir ka mid ah Maamulkiisa.

0

Wareegto ka soobaxday xafiiska madaxweynaha Hirshabelle ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii maaliyadda ee maamulkaas Maxamed Maxamuud Cabddulle iyada oo xilkaas loo magacaabay masuul cusub.

HALKAAN KA AKHRISO: