Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Madaxweyne Trump Oo Laga Yaabo Inuu Dagaal Ku Qaado Iiraan

Xildhibaanadda oo la hadashay Wargeyska The Hill waxay intaasi ku dartay haddii xilli dagaal la galo inaysan Dadka Maraykanka oggolaan doonin in Moshin laga keeno Madaxweynaha xilliga colaadda.

Dhinaca kale, Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa laga codsaday inay Kumanaan ciiddamo dheeraad ah loo diro Bariga Dhexe, si loogu xoojiyo Ciiddanka Maraykanka ee loo diyaariyey Dagaal ka dhan ah Iiraan.

Ilaa 5,000 Askari oo dheeraad ah ayaa la filayaa in loo daad-gureeyo dalalka Bariga Dhexe, waxaana laga yaabaa ina tiradooda la gaarsiiyo 10,000 oo Askari.

Related posts

Daawo: Ra’isul wasaare kheyre oo xalay casho sharaf ku casuumay xildhibaanadii codka kasloonida siiyay golahiisa wasiiradda

Tifaftiraha K24

Warbixin: Maalmo yar ayaa ka harsan Curashada Iftiinkii February 8 iyo Hanaqaadkii NABAD IYO NOLOL

admin

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Putland iyo Somaliland Oo ka socda Tukaraq.

Ahmed sudani