Somali News

Madaxweyne Deni Oo Baaq U Diray Shacabka Puntland

Saciid C/laahi Deni madaxweynaha Puntland oo xalay gaaray magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa baaq u diray shacabka maamulkaasi.

Madaxweyne Deni oo dadweyne fara badan kula hadlay Carmo ayaa ka dalbaday in la shaqeeyaan Ciidamada ammaanka, si looga hortago weerarada Al Shabaab.

Sidoo kale waxa uu hoosta ka xariiqay in ay muhiim tahay in sare loo qaado wada shaqeynta ka dhaxeysa shacabka iyo hay’adaha amniga.

Wafdi uu hoggaaminayo Saciid C/laahi Deni madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa haatan socdaan ku maraya gobolka Bari ee maamulkaasi.

Related posts

XOG CULUS: Sababta Yareysay Qaraxyada Iyo Dilalkii Muqdisho Ka Dhaci Jiray.

admin

TOP NEWS: Dhageyso Maxaad kala Socotaa Sababta uu Ilka xanaf u aqbalay Xil ka qaadistii lagu Sameeyay Xili Xasan Shiikh uu Cadaadis ku …

admin

Dhageyso: Faah faahin ka soo baxeysa Duqeyn Dhanka Cirka oo Xalay ka dhacday Dagmada Awdheegle

admin