Somali News

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo kuwajahan.

Wararka naga soogaaraya magaalada Galkacyo  ayaa sheegaya in madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu ku wajahanyahay magaalada Garoowe.

Madaxweyne Xaaf oo shalay soo gaaray Gaalkacyo ayaa la filayaa in uu safar ku tago dhanka magaalada Garoowe halkaasi uu ka furmaayo shir u dhaxeeya Madaxda Maamulada iyo Dowlada Somaliya.

 

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo Daahfuray Barnaamijka Waxbarashada Dadweynaha

admin

Daawo: Golaha Wasiirada Jubbaland oo meel mariyay sharciga dhismaha golaha adeegga garsoorka.

admin

TOP NEWS: Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukuntay Dagaalyahano Alshababa ka tirsan oo Dagaalo la galay Galmudug iyo…..

Tifaftiraha K24