Somali News

Maamulka Puntland oo duldhigay Go,aan Culus Shaqaalaha..

War saxaafadeed kasoo baxa Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa amar kasoo saartay shaqaalaha ajaaniibta ee ka howlgala deegaanada maamulka Puntland.

War-Saxaafadeedka ayaa dhammaan waxaa lagu amray shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala deegaannada Puntland, in ay mudda bil gudaheed ah ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo dhameystiran.

Waxaa kale oo ay Puntland amar dul dhigtay loo shaqeeyayaasha oo ay ku amartay in muddo bil gudaheed ah ku gudbiyaan xogta shaqaalaha si ay ula socoto Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland.

Related posts

MADAXWEYNAHA vs XILDHIBAANNO (Warbixin uu diyaariyey Yusuf Garaad)

admin

Waa sidee Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Kadib Dagaalkii shalay halkaasi ka dhacay “warbixin”

admin

Kenya oo xirtey Afar Arday u xirtey arimo la xiriira weeraro ay qorsheynayeen in ay ka fuliyaan Schoolkii ay dhiganayeen.

admin