Somali News

Maamulka Jubbaland oo kabiyadiiday boobka Doorashooyinka Dalka.

Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga Doorashada, iyadoo aan lagala tashan maamul Goboleedyada dalka.

Qoraal kasoo baxay xafiskiisa ayaa lagu sheegay in Jubbaland ay kasoo horjeedo, kana digeyso wax ka bedelka xeerka Bartoolka iyo qeybsiga kheyraadka dalka iyadoon lagala tashan dowlad Goboleedyada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Related posts

TOP NEWS: Mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Puntland ee u geeriyooday Dhaawac Shalay soo gaaray+Magaca Sarkaalka

admin

Dhageyso: Xukumada Somaliya oo ka walaacsan Shirka uga Furmaya Kenya Madaxda Mamul Goboledyada.

admin

Sawiro: Daawo Sida Uu U Dhacay Aaska Ugaas Ciise Oo Maanta Ka Dhacay Magaladda Caabudwaaq

admin