Somali News

Ma donaysa in aad Su,aal waydiisid Madaxweynaha Mustaqbalka ee Somalia..

Maalintada sabtida ah ee taarikhdu ku beegantahay 12 Decembar waxaa si guud shacabka somaliyeed ula hadlaya musharaxa lo saadaalinayo in uu ku gulaysto doorashada Madaxweynenimo ee somalia ka dhacaysa 2016 ka .

Maxamed Cabdilahi maxamed Farmaajo Raisalwasarihi hore ee Somalia ayaa guud ahan ummada somaliyeed uga warbixin doona xaalada guud ee uu wadanka somalia marayo iyo qorshaha xisbiga tayo party ee 2016 ka.

Hadaba muwadin waad ku casuumantahay Shirkaan waxadna waqti u helaysa in aad Gudomiyaha Xisbiga Tayo Maxamed farmaajo waydiiso Su,aal.

image-fd9b8307b9bde8b7b1502276e8920db2bd2c9a0dc503c800fdb4d1e22c1e9826-V

Related posts

Top News: Ma Runba in madaxweyne Hassan qaliin madaxa ah lagu sameynayo.

admin

DEGDEG: Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Nairobi oo ubaaqday.

admin

Xasaasi Dhageyso: Hey’adda NISA oo Jawaab aan Caadi aheyn u dirtay Cumar C/rashiid oo Maanta Hadalo kulul ay kasoo yeereen

Tifaftiraha K24