Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Kooxda Ahlu-suna oo sheegtay in ay Dhisayso Maamul ka madax banaan Dowlada Somaliya.

Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa mar kale waxay ku eedeeyeen dowladda Federaalka ay afduubatey howlaha doorashooyinka ee ka socda Dhuusamareeb,isla markaana ay baal martey hehsiiskii ay la galeen.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in howlaha doorashooyinka ee ka socda dadka Reer Galmuudg laga dhigey marti, sidoo kalena Dowladda ay ku xadgudubtey Dastuurka dalka.

Dowlada federaalka ayaa waxay ku eedeeyeen iney musharax malxiis ah u sameysay musharaxa ay dooneyso iney ku guuleysto doorashada ka dib markii musharaxiintii kale ay ka baxeen doorashada.

Waxay qoraalka lagu sheegay in Ahu sunna ay dhisi doonto Maamul Cusub ee Galmudug oo ka madax banaan kan ay dhiseyso dowladda Federaalka.

 

Related posts

DEG DEG: Shir Xasaasi ah oo Hadda si Rasmi ah uga furmay Xerada Xalane Yaase ka qeyb galaya Maxaase looga hadlaya?

admin

LAYAAB: Hassan Sheekh oo arin ay Soomaalida aad uga xumaan doonto sameynteeda Kenya ugu socda(Tolow maxay tahay??)

admin

Top News: Maamulka Jubba oo mar kale kabaha la dulmaray Xildhibaanadda Baarlamaanka Dalka.

admin