Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Kenya oo sheegtay in duqeyn ay ku dishay sarkaalkii hogaaminay weerarkii Ceecade

Taliyaha guud ee ciidanka KDF gen Samson Mwathethe oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in diyaaradaha KDF duqeyn ku dileen Macalim Janow oo uu ku sheegay inuu ahaa sarkaalkii hogaaminayay ciidamadii Alshabaab ee weeraray saldhigii KDF ee Ceelcade.

Jananku wuxuu intaas ku daray in isla maalintii uu weerarku dhacay diyaarad usocotay kismaayo loo weeciyay xerada si ay ugu gurmato ciidanka balse lasoo ganay hubka lidka diyaaradaha.

Taliyuhu ma uusan xusin tirada ciidanka lagu dilay Ceelcade, tirada ugacan gashay Alshabaab balse wuxuu sheegay inay jirto askar aan wali gacanta lagu haynin meyd iyo mood toona.

Related posts

Warbixn: Muqdisho iyo Kigali – Shalay iyo Maanta:-By Yusuf garaad

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaliya oo Indhaha Caalamka kusoo jeediyay Dowlada Xasan Shiikh oo ku Fashilantay Ammaanka

Tifaftiraha K24

SAWIRRO:- Kulamo looga hadlaayo dib u eegista Dastuurka Dalka oo ka socda Jowhar

Ahmed sudani