Somali News

Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka madaxweynaha Maamulkaas looga digayo inay abuuraan wax kasta oo khalkhal amni horseedi kara.

Dowladda Jubbaland ayaa cadeysey in Musharax kasta Amnigiisa ay sugayaan ciidamada amaanka Jubbaland lana ogolaan doonin in musharaxiintu ilaalo gaar ah sameystaan.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran:-

Related posts

TOP NEWS: C/raxmaan c/shakuur” Madaxweyne farmaajo iyo ra’isul wasaare kheyre waxaa horyaala 5 arimood oo caqabado ku ah”

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Waa Kuma Xildhibaanka Ugu Horeeyay ee ku Guuleystay Doorashada Aqalka Hoose ee Kismaayo ka socota??+Sawirro

Tifaftiraha K24

Itoobiyaanka oo ku qasbaya Odayaasha Garbahaareey inay aqoonsadaan Maamulka Axmed Madoobe

admin