Somali News

Japan Oo Malaayiin Doolar Ugu Deeqday Soomaaliya, Kadib Doorashadii Farmaajo

Dowladda Japan ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ugu deeqday Lacag dhan 2.9 Million oo dollar oo wax looga qaban doono Abaaraha ba’an ee ka jira Soomaaliya.

Japan waxa ay sheegtay in ay ka go’an tahay badbaadinta dadka Soomaaliyeed ay Saameeyeen Abaaraha ,islamarkaana ay ka qeyb qaadan doono Gargaarka loo fidinaayo dadkaasi.

Hay’adda WFP ayaa soo dhaweysay go’aanka ay qaaday dowladda Japan , waxaana ay ka codsatay in lacagtaasi ay balan qaaday in ay si deg deg ku bixiso.

Dowladda Japan ayaa ka mid ah dowladaha doonaya in ay wax qabtaan Abaaraha ka jira Soomaaliya.

Related posts

Dhagayso:- Khudbadi madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas ee uu maanta ka jeediyay Shirka Geedi socodka 2016

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Gudoomiyaha Alshabaab Hiiraan Ugu Magacaaban oo Meel Fagaaro ah ka sheegay in aanu ku dhiman Duqeynta Mareykanka

admin

DEG DEG:- Madaxweyne Gaas oo soo Gaba-Gabeyey Safarkiisi Maraykanka Kadib Dulaanka Shabaab

Tifaftiraha K24