Somali News

Hub Loowadey xildhibaan katirsan Golahashacabka oo laqabtay.

Wasaaradda amniga XFS ayaa xalay soo bandhigtay hub fara badan oo ay sheegtay in loo waday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Hubka ayey sheegtay wasaaraddu in uu ka mid ahaa Bambo gacmeedyo, la doonayay in loo gudbiyay Xildhibaankaasi.

“Dooddiisu waxay u dhigan tahay bad-qabkayga ayaan ku dhowrayaa, Bambo gacmeed iyo walxa-qarxa nabad galyo ma dhowraan ee iyagaa LID ku ah, waxaana loogu talo galay dagaal galid iyo gumaadka goobo la gali waayay” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda amniga.

Warkani laguma shaacin magaca Mudanahaasi, marka laga reebo in uu ka tirsan yahay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Goormee Sawirka Thabit uu Noqday Dambi Xafiiska Ra’isul wasaaraha la isaga Eryo?

admin

Wafdi Sirdoon oo Qarsoodi ah oo Muqdish soo gaaray( Wadankee ka socdaan?)

admin

Fadeexad: Kenya iyo Raskambooni oo ku fashilmay haween ay sheegen in ay soo badbaadiyeen iyo haweenki oo cadeyay…

admin