Arimaha Bulshada Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Hooyo dib u heshay 30 sano ka dib wiilkeeda oo la afduubtay isagoo yar (Daawo Sawirro)

Hooyo ka soo jeeda dalka Canada ayaa dib ula midowday wiilkeeda oo laga afduubtay 1987-dii isagoo aad yar ka dib dedaal muddo dheer socday oo la sameeyey.

Jermaine Allan Mann ayaa waxaa qaatay aabihii isagoo 21 bilood jira markaas oo ay qorshaynayeen in ay booqdaan Toronto.

Wiilka iyo aabaha la dhuuntay ayaa magac aan kuwoodii rasmiga ahaa ahayn ku joogay Maraykanka muddo 31 sano ka badan markii aabaha lagu eedeeyay inuu isticmaalayey dokumanti la been abuuray, lana xiray.

Xarigan wuxuu dhaliyay in la soo afjaro dadaal ay booliiska labada dal ku baadigoobayeen wiilka yar ee la waayay 31 ka hor.

Jermaine Allan Mann oo hadda 33 jir ah ayaa hooyadii u sheegay in loo sheegay in hooyadii ay dhimatay isaga oo yar.

  

Related posts

Ciidanka Huwanta oo Alshabaab ka Xurreeyay Xadka ay wadaagaan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

admin

Ilhaan Cumar oo ka Hadasay Eedeymo Lagu Sheegay Inay Tahay Yuhuud-Naceyb

admin

Taaliye Cusub oo Maanta loo Magacaabay Ciidamada Ilaalada Garoonka Boosaaso

Tifaftiraha K24