Somali News

Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hogaaminaayo oo aadan cadde ka soo dagay

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Mas’yuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Safiiro, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale.

Hailemariam Desalegn Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya ayaa waxaa loo gudbiyay Hoolka nasashada, ka hor inta uusan tegin xarunta xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya.

Related posts

Dhageyso: Maxamad Xaashi Carabeey oo uga digay madaxda maamul goboleedyada in ay la saftaan Xaaf

admin

DEG DEG: Kulan Albaabada u xiran oo ka socd Villa Soomaaliya, Kheyre oo ku kacsan..

admin

DEG DEG: Maxaadan Ogeyn oo Hada ka socda Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo?

Tifaftiraha K24