Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Hadda: Maxaadan ogeyn oo ka cusub dagaaladii Dacdheer (War Ayaan Idin kaga Wadnaa)

Dad ayaa wali lagu la’yahay deegaanadii ay dagaalamen dad shacab iyo Ciidanka Liyuu boolis ee xadka ay wadagaan Soomaaliya iyo Itoobiya.

Qaar ka mid ah ehelada dadka la baadi goobaya ayaa sheegay in wali la’yihiin dad badan oo ka mid ahaa dadka kunool  deegaanadii lagu dagaalamay.

Dadkaan ayaa sheegay in aamisan yihiin in ay Afduub ahaan u heystaan ciidanka dowlada deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ee liyuu Boolis,waxayna maamulka galmudug ugu baaqeen in ay arintaas wax ka qabtaan.

Shalay ayey ahayd markii Sagaal qof oo meyd ah laga helay meel ku dhow Dac-dheer oo ah halka ay ku dagaalameen dad shacab ah iyo ciidanka Liyuu Boolis.

Related posts

Wayne Rooney Oo Doortay Labada Xidig Ee Ugu Fiicnaa Oo Uu Ebid Ka Garab Ciyaaro Waayahiisa Manchester United (Tolow Waa Kuwee???)

Tifaftiraha K24

TOOS U DAAWO: Munaasabadda lagu daah furaayo Lasoo wareegidda Maamulka Hawada Soomalia

admin

Dhageyso: Nuxurka Khudbadii Raisul Wasaare Sharmaarke uu ka Jeediyay Xarunta Gollaha Shacabka

admin