Somali News

Gulaha Shacabka Maamulka Puntaland  oo diiday in ey xasaanadda ka qaadaan xildhibaan Cawil oo  ka careysiiyay Horjooge  Deni.

Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland oo maanta cod u qaaday codsi dhawaan ka soo baxay xeer ilaalinta maamulkaasi oo ahaa in xasaanadda laga qaado xildhibaan Cawil Xasan Daad kadib markii uu su’aalo weydiiyay madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni ayaa si aqlabiyad ah ku meelmariyay in la laalo dacwaddaasi.

Related posts

Daawo: Dowladda Federalka Somalia oo u hanjabtey Somaliland.

admin

Wasiirka gaashaandhiga oo Manta boqday Ciidamada DF ee ku jira Jamacada Kismaayo.

admin

Xog: Maamulada Puntland Iyo Jubaland oo colaad ka hurinaya koonfur Galbeed, Iyo digniin arinkaasi laga soo saaray.

admin