Somali News

Gudoomiye Yariisoow Oo Afka Furtay Beeniyana Arin Reer Muqdisho wada Arkaan & Hanjabaad Uu Udiray…

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng,C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) Ayaa waxa uu dafiray uuna waxba kama jiraan ku sheegay in Amni daro ay Ka dhaceen Muqdisho Maalmihii Lasoo dhaafay.

Xilli 48 Saac wax ka yar Afar Qof Lagu dilay Muqdisho ayuu hadana sheegay Duqa Xamar in ay Amniga ku dedaaleen oo Nabad gelyada la xaqiijiyey

Gudoomiye Yariisoow ayaa lagu dhaleeceeyey in uu dadka ka indho saabay Dilalkaasi dhacay inaysan jirin.

Duqa Muqdisho ayaa dhinaca kale fariin udiray Laamaha Amniga Ee Degmooyinka iyo Gudoomiyeyaasha,waxaana uu sheegay in Laga rabo Gudoomiye walbo in Degmadiisa Amnigeeda uu kasoo dhalaalo.

Related posts

Howlgalo culus oo ka socda Gobolka Galgalgadud.

admin

TOP NEWS: Maxaadan Ogeyn oo Saakay laga soo sheegaaya Magaalada Galkacyo??

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- War Cusub Dowlada oo War kasoo saartay Hotelada Muqdisho

admin