Arimaha Bulshada Breaking News English News Kaydka Wararka Xulka ah Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

Golaha wasiirada Galmudug oo shir muhiim ah yeeshay iyo Madaxweyne kuxigeenka oo….

Shir‬ aan caadi ahayn oo ay iskugu yimaadeen Golaha wasiirada ee Galmudug oo u godominayay madaxwayne Ku xigeenka Dowlad Gobleedka ka Galmudug Mudane ‪‎Mahamed Hashi Abdi‬ oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa looga hadlayay wax qabadkii xukuumada iyo hormarinta guud ee degaanada Galmudug.

Shirkaan ayaa qaar ka mid ah wasaaradaha Galmudug ay ku soo bandhigeen waxqabadkoodi 2015 ki  ayago sido kale so bandhigeen waxqabadka ay damacsan yihiin 2016 ka.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa  Golaha wasiirada Galmudug kula dardaarmay in ay laba jibaaran shaqada ay u hayaan shacabka galmudug oo ayagu adegyo kala duwan ka sugaya dowlada Galmudug.

Shirka  Golaha wasiirada ayaa waxaa sido kale lagu soo hadal qaday furitaanka kala fadhigii labaad ee Barlamanka Galmudug oo uu maalmo ka hor furay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug maxamed Xaashi Cabdi.

Tan iyo intii la magacaabay  Golaha wasiirada Galmudug  oo hada laga joogo wax ka yar 6 bilood ayaa waxay ku tilabsadeen hormar balaaran marka laga eego mashaaricda ay ku soo kordhiyeen  guud ahaan Galmudug,

12510479_978713665498650_8498410899577966885_n 12512716_978713532165330_863898861743602981_n 12540610_978713885498628_562283383821348949_n 12552791_978713475498669_2443355651214633762_n 1914916_978713592165324_6032285037762788882_n 12509077_978713755498641_5871615468731501637_n 12510432_978714092165274_6672689008026831129_ng g1w g33

Related posts

Daawo Sawirro: Kulan loogu baroor diiqaayay allaha ha u naxariistee wasiir Cabaas siraaji oo lagu qabtay wadanka…..

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Dagaal culus oo hada ka socda gudaha saldhigga dagmada beledweyne yuuse u dhaxeeya??

Tifaftiraha K24

Muuqaal: Maxaadan Ogeyn Oo Laga Soo Sheegayaa Xarunta Gobalka Gedo Ee Garbahaarey????

Tifaftiraha K24