Breaking News English News Somali News Top News Xulashada K24

Fahad Yasiin oo xabsi ku hubsaday Sarkaal ka tirsan UN ka oo sawir qarsoodi ah ka qaday..

Gacan yarihii wakiilkii waqtigiisa dhammaday ee Qaramada Midobay u qaabilsanaa Soomaaliya Keating ayaa lagu xiray garoonka Diyaaradaha Magaalada Nairobi.

Naboru Farnandes De Ebrau ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Joma Kenya kadib markii uu dacweeyey Ku xigeynka Hey,adda NISA Fahad Yaasiin.

Ninkaan ayaa lagu soo eedeeyey inuu Sawiro ka qaaday Fahad Yassiin oo diyaarad saaran isla markaasna uu ku qaaday Mobilekiisa gacanta kadibna uu u qeybiyay Warbaahinta Soomalida intii ay diyaaradda hawada ku jirtay.

Sawiradii Fahad Yaasiin laga qaaday ayaana lagu daabacay warbaahinada Soomaalida iyo Baraha Bulshada.

Related posts

Muuqaal: Daawo Tartan Yaab Badan Oo Kismaayo ka Dhacay (Muxuu Tolow Ku Saabsanyahay??)

admin

XOG: Dhageyso Xasan Shiikh oo Dalka Ethopia uga qeyb galaya Shir Muhiim ah oo amniga Afrika looga hadlayo

admin

DEG DEG+Sawirro: Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo war ka soo saartay dacwada loo heysto ragii dilay wasiir cabaas siraaji

Tifaftiraha K24