Somali News

Dowladaha Somaliya iyo Masar oo kala saxiixday.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry.

Kadib markii uu idlaaday wadahadalka ballaaran, waxaa saxiixa lagu duugay seddex heshiis is afgarad oo ay ka mid yihiin abuuridda hab wadatashi siyaasadeed oo heer wasiir arrimo dibadeed oo labada dal ah, yagleelidda guddi wadaag ah oo ay hoggaamiyaan labada wasiir arrimo dibadeed iyo iskaashiga labada machad ee daraasaadka diblomaasiyadda Soomaaliya iyo Masar.

Related posts

Dhageyso: Guddoomiyaha Xamar weyne oo Xabsiga la dhigay Kadib Markii laga duubay Cod Qarsoodi ah

admin

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Shir guddoomiyey kulan looga hadlayey Xasilinta Amniga Caasimadda

admin

Daawo: Waxgaradka Beesha Waceysle oo baaq u dirtay Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug

admin