Somali News

Dowlada Somaliya  oo kawarbixisey  Qorshaha Dhismaha Maamulka Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen shirkii Dib-u heshiisiinta ee Beelaha daga Dowlad Goboleedka galmudug.

Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in shirkii Dib-u-heshiisiinta ee magaaladda Dhuusamareeb uu ku soo xiray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu si-wanaagsan ugu soo dhamaaday, Iyadda oo laga gaaray guulo waaweyn.

 

Related posts

(Tarsan) Ma jirto Cid Caburin ku heysa Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan Muqdisho

Sakariye Sakariye

Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa

admin

Dagaal ka dhacay gobolka galgaduud iyo qasaaro u sababay

admin