Somali News

Dowlada oo War Xasaasi ah kasoo saartay Go’aankii Kenya ku joojisay Duulimaadkii Tooska ahaa

War Saxaafadeed kasoo baxay  Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowlada ka xuntahay go’aankii Kenya ku joojisay duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi.

Waxa ay sheegtay Wasaarada in ay u aragto go’aanka Kenya ee ku aadan in Diyaaradaha Muqdisho ka baxa kusii hakadaan Garoonka Wajeer uu yahay mid culees lagu saarayo muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Dowlada Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay in talaabadan ay Kenya qaaday u aragto mid siyaasadeed oo aan u wanaagsaneyn xiriirka labada wadan iyo sidoo kale hesheesyadii horey uga dhaxeeyay labada dowladood.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka dowlada kasoo baxay 

Related posts

Kenya oo marti galinaysa Shirweyne 10 kun oo qof ay ka qayb galayan iyo Hoteelada Nairobi oo…

admin

Akhriso: Heshiiskii ay kala saxiixden Madaxweynaha Puntland Gaas iyo Horjooge Ahmed Maddobe.

admin

Sawirro:- Wadooyinka Muqdisho oo bur bur xoogan soogaaray

admin