Somali News

Doqoni Dibir kama dharagto Barakac xoogan oo ka bilaabmay Magaalada Baladweyne.

Qaar ka mid ah  dadka ku nool  magaalada Beledweyne ayaa bilaabay inay kabarakacaan guryahooda kadib markii uu wabiga Shabelle  uu ku soo fatahay.

Xaafadaha dadka ugu badan ay ka barakaceen waxaa kamid ah Xaafada Xaawo Taako gaar ahaan laanta dhagax jabis iyo Xaafada Howlwadaag kadib markii ay ku soo jabsadeen biyo ka yimid wabiga Shabelle iyo kanaalo

Maalmihii la soo dhaafay ayaa  waxaa soo baxayay digniino ku aadan in wabiga Shabelle uu wado biyo faro badan ayna halis tahay inuu fataho.

 

Related posts

Xarakada Alshabaab oo sheegatey Masuuliyadda Weerarkii Cadaado

admin

Nin Lagu Tiriyey Inuu Ku Dhintey Qaraxii Zoobe Oo Yimid Iyadoo Tacsidiisa Ay Taallo Iyo Ehladiisa Oo…

admin

War Cusub: Sacuudiga oo sheegay in Uusan Marnaba u dulqaadan doonin Qaraxyada kusoo laab laabtay Magaalada Muqdisho taasi badalkeedana ay ka go’antahay in uu……

Tifaftiraha K24