Doorashada kuraas ka banaan Golaha Shacabka oo ka socota.

0

Gudoomiyaha  Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ibraahim oo ku sugan Magalada Baydhabo Janaay ayaa sheegtay in ay Dardargalinayan Buuxinta Sedex Kursi oo ka banana Parlamaanka Soomaaliya Kuwaaso Matalaya Shacabka Koonfur Galbeed.

Kuraasta lagu tartamayo ee ka banaaan Golaha shacabka waxaa kamid ah Midkiiuu Baneeeyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xassan maxamed Lafta Gareen

Dhanka kale gudoomiye Xaliimo yarey ayaa Xaqiijisay Xubinimadii Parlamanka ee uu Lumiyey Lafta Gareen in uusan wax damac ah uga Jirin Hada islamarkana uu isagu u balanqaadey in uu kala qayb qaadan doono sidii xubnahasi maqan loogu dooran lahaa Baydhabo.