Somali News

Donald Tump Madaxweynaha Mareykanka oo gaashaanka udaruurey Qaraarka Golaha.

Wararka Naga Soogaaraya Dalka mareykanka ayaa sheegaya in Madaxweyne Donald Trump uu  xalay diidmada qayaxan u adeegsaday qaraar uu Koongareeska Mareykanka ku diiday ku lug-lahaashaha Mareykanka ee dagaalka ay Sacuudiga iyo xulufadiisa ka wadaan dalka Yemen.

Qarraarka Kongareeska ayaa ah mid taariikhi ah, kaddib marki mudanayaasha labada xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga ee ku jira Senetka iyo Aqalka Wakiilada ay isku raaceen, in la soo dhameeyo taageerada Mareykanka ee dagaalka Yemen.

Related posts

Taliska AMISOM oo hadal ka soo saaray ASKAR looga Dilay Gobolka Sh.Dhexe

admin

Update: Saraakiil, tababarayaal iyo askar lagu dilay weerarkii ismiidaaminta ahaay ee ka dhacay warshaadda nac naca+Magacyadooda

Tifaftiraha K24

Daawo: Guddoomiye taabit iyo Ambasador Olgan Bekar oo kulan xasaasi ah wada qaatay maxaase ka soo baxay??

Tifaftiraha K24