Somali News

Dhageyso+Sawirro: Farmaajo iyo shariif xasan oo wadajir ula hadlay warbaahinta maxayse sheegeen??

Madaxweyne farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta markii ugu horeysay waxa uu booqasho ku tagay magaalada baydhabo ee xarunta KMG maamulka k/galbeed.

Madaxweynaha waxaa loo sameeyay soo dhaweyn balaaran iyadoona masuuliyiinta ugu sareysa dowlad goboleed-ka k/galbeed saraakiil iyo bulshada qeybaheeda kala duwan madaxweynaha ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaraddaha shaati gaduud ee magaalada baydhabo.

Hadaba waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbin doona hadaladdii ay munaasabadda soo dhaweynta ka jeediyeen madaxweyne farmaajo iyo madaxweynaha k/galbeed shariif xasan waxaana hadalka ku horeyn doona shariif xasan shiikh aadan.

 

Related posts

Shir Looga Hadlayay Amniga Oo Ka Dhacay M/Muqdisho

admin

BAAFIN: Idil Abdi Ahmed oo baafineysa qoyskeeda

Tifaftiraha K24

Deg deg: Maxaadan ogeyn oo hadda Baardhere ka socda??

admin