Somali News

Dhageyso: Xukuumada Somaliya Oo Fasaxday Duulimaadyadii Rayidka Ee Kismaayo.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad saartay.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Aadan Isaaq Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladdu fasaxday duulimaadyadii rayidka ahaa, kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo sida uu yiri.

“Kaddib codsi uga yimid shacabka reer Kismaayo dowladda Federaalka waxay fasaxday duulimaadyadii rayidka ah ee Kismaayo iyo Muqdisho”ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Warfaafinta.

Related posts

Ciidamada Xooga dalka qeynbtooda danab oo dhulka lasimey saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Gobolka.

admin

DEG DEG: Qarax aad u xoogan oo goordhaw laga maqlay agagaarka wasaaradda amniga iyo faah faahin laga helaayo

Tifaftiraha K24

Xasaasi: Xabad joojintii Galkacyo oo ku sigatay in ay Bur burto kadib Iska Hor imaad ka dhacay Suuqa Galkacyo

Tifaftiraha K24