Somali News Top News

Dhageyso: Nuxurka Khudbadii Raisul Wasaare Sharmaarke uu ka Jeediyay Xarunta Gollaha Shacabka

Ra’iisul Wasaare Cumar oo Khudbad ka jeediyey kulanka Baarlamaanka ayaa sharaxaad ka bixiyey Hannaankan doorasho ee ay Xukuumaddu soo gudbisay, waxaana uu sheegay in hanaankani wadatashi guud ay ka sameeyeen Dawladda Soomaaliya iyo Maamullada dalka, isagoo ka codsaday Golaha Shacabka in ay ansixiyaan Hannaankan si ay u qabsoonto doorashadu waqtigii loogu talagalay.
“Waxaan ka codsanayaa Baarlamaanka, iyaga oo eegaya duruufaha ka jira dalka, waqtiga oo gabaabsi ah iyo howsha baaxadda leh ee dhiman in aad ansixisaan Hanaanka doorasho ee lagu keenay wada xaajood Siyaasadeed oo ku saleysnaa go’an wadar ogol ah oo ay qaateen Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawlad Gobolleedyada Xubnaha ka ah”.ayuu yiri R/Wasaare Cumar.
 

Halkaan ka dhageyso Khudbada Raisul Wasaaraha

Related posts

Daawo: Roobabkii guga oo ka curtay ka curtay deegaano ka tirsan soomaliland iyo puntland

Tifaftiraha K24

Wareysi Madaxeyne Xaaf Hada kadib wax aan aniga rabin kama socondoonaan Galmudug.

admin

Dowladda Soomaaliya oo cadaadis kala kulmeysa Midowga Africa

admin