Somali News

Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Galmudug Waa ay xanuunsantahey.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay si adag uga hadlay shirkii natiija la’aanta ku soo dhamaaday ee 6-cisho ka socday magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.

Waxa uu si gaar ah uga hadlay qodobkii khilaafka madaxda Galmudug oo miiska saarnaa hase’ahaate waxa uu tilmaamay in madaxweynaha maamulka Galmudug uu dalbadau muddo kororsi dowladdana uu sheegay in ay ku adkeysatay in laga hormariyo dib u heshiisiin arrintaasna ay ka soconweysay madaxweyne Xaaf sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in go’aankaas ay ku raaceen madaxda maamul-gobaleedyada intaas kadib wadatashi madaxweynaha Galmudug uu geliyaya arrintasna uu ku adkeystay muddo kororsi.

Halkaan Ka Dhageyso Codka:

Related posts

Cali Khaliif oo jawaabay Culus  kabixiyey  Hadalkii  ka soo yeeray Saleebaan Gaal.

gurey

Dhageyso: Cumar Dhageey iyo Wafdi uu Horkacaayo Maanta gaaray Magaalada Jowhar oo Galabta ay ka dhici doonto Doorashada Aqalka sare

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Farmaajo oo magacabay lataliyihiisa dhanka Amniga..

Ahmed sudani