Somali News

Dhageyso: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo oo digniin udiray

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)  oo booqday xarunta tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye ayaa la kulmay qaar ka mid ah saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa uga digay Ciidanka dowladda in ay ku xadgubaan shacabka Soomaaliyeed, xilliyada ay wadaan howlgallada lagu xaqiijinayo amniga Muqdisho.

Sarreeyo guuto Zakiyo Xuseen Axmed taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la hadashay warbaahinta ayaa faah faahisay kulankaasi.

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Dagaalka Daynuunaay oo faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxayaan

admin

DEG DEG Madaxweyne Cali Khaliif oo so dhaweyay Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland

admin

Wararkii ugu dambeeyay Shaqsiyaadka Dekedda Muqdisho ee Musuq Maasuqa loo xiray

admin